Maamulka gobolka Hiiraan oo soo saaray go’aano lagu sugayo ammaanka magaalada Baladweyne.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa soo saaray amar lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Baladweyne, waxana ka mid ah in magaalada aan lagu arki karin gaadiidka ay ku xiran yihiin muraayadaha beensalka, inaan gaadiidka la dhigan karin inta u dhaxeysa Cilmi lows ilaa daljirka dahsoon, iyo inaan hub lagu dhax wadan karin gudaha magaalada sida u radio Beerlula u sheegay Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Cilmi.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here