Magaalada Baladweyne oo si weyn looga Ciiday.

0
20

Baladweyne (Radio Beerlula)-Boqolaal kun oo ruux oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa siyaabo kala duwan salaada ciida si gooni gooni ah ugu oogay masaajidda iyo goobo kale oo loo asteeyay in lagu tukado salaadda.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here