Goobaha lagu qurxiyo haweenka oo ku soo badanaya magaalada Baladweyne.

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne waxaa ka socda horumar kala duwan iyadoo magaalada laga hirgeliyay goobo lagu qurxiyo haweenka islamarkana fursado shaqo ay ka heleen haween badan.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here