in ka badan 18 arday oo dhameysatay dugsi hoose iyo dhexe ee khadiijo bintu khuweeyda ee magalada buuhoodle .

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)Magaalada Buuhoolde ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jibinayeen in ka badan 18 arday oo dhameysatay dugsi hoose iyo dhexe ee khadiijo bintu khuweeyda ee magalada buuhoodle .

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here