Masaajid cusub oo laga hirgeliyay deegaanka Ceel Jaale ee Baladweyne oo xariga laga jaray.

0
41

Baladweyne (Radio Beerlula-Munaasabadaan lagu daahfurayey masaajidka nuur iftin ee deegaanka ceeljaale ayaa waxaa ka soo qeyb galay culamaa’udiin odaayasha dhaqanka iyo bulshada dagan xaafada Nuur iftin ee deegaanka Ceeljaale waxaana masaajidkan dhisay Ganacsade Cali Sheikh Yuusuf.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here