Agoon iyo dad danyar ah oo deeq hilib ah loogu qeybiyay magaalada Qardho.

0
43

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 800 boqol oo qoys oo kunool magaalada qardho iyo dugsi agoonta qardho ayaa loo qyeybiyey deeq hilib ah oo ay ku deeqday hay’ada bisha cas ee dowlada imaaraatka waxaana qeybinta deeqda hilibka goob joog ahaa maamulka degmada Qardho odoyaasha dhaqanka iyo qaar kamid ah madaxda ururada bulshada rayidka.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here