Shilalka gaadiidka oo ku soo batay Baladweyne iyo wasaaradda gaadiidka Hirshabeelle oo baaq loo diray.

0
45

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxa ciidamada nabad galyada wadooyinka ee gobolka Hiiraan Cabdulahi Maxamed Cabdi ayaa radio Beerlula u sheegay in shilalka gaadiidka ay ku soo bateen magaalada Baladweyne islamarkana maalintii ay dhacan ugu yaraan shan shil taasoo uu ku sababeeyay dhalinyaro aan qaan gaarin oo loo dhiibay gaadiidka gaar ahaan mooto bajaajta.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here