Cuduro ka dhashay ayaxihii ku habsaday beeraha gobolka Hiiraan oo ku sii faafaya beeraha.

0
67

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dr Axmed Cabdulahi Muxumed oo ku taqasusay cudurada ku dhaca beeraha oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in wali ay jirto saameynta uu ayax ku reebay beeraleyda gobolka Hiiraan qaasatan magaalada Baladweyne.

Ayaxa ayuu sheegay in uu saameyn caafimad oo daran uu ku reebay beeraha ku teedsan wabiga jiinkiisa isaga oo sheegay in uu keeno cuduro faafo sida bali dhiiga iyo cuduro kale.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here