Kaaman ku yaalla Baladweyne oo laga fuliyay mashariic horumarineed

0
75

Baladweyne(Radio Beerlula)- Mshruucaan oo iskugu jiray dayactirka ceelasha kuyaala kaamamka barakacyaasha kuyaala qaar kamid ah xaafadaha magaalada Baladweyne iyo musqulo loodhisay ayaa waxaa maalgilintiisa bixiyay Bankiga Horumarinta islaamka iyadoo ay fulisay Hay’ada Soomali Aid.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here