Milkilayaasha kooxaha ka qeyb galaya tartanka heerka labaad ee Baladweyne oo heshiis la saxiixday ciyaartooy

0
107

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka xiriirka kubadda cagta gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa goob joog ahaa munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta shantarka oo heshiis ay ku kala saxiixanayeen qaar ka mid ah ciyaartooda iyo hogaanka kooxaha ka qeyb galaya tartanka heerka labaad ee Baladweyne. Waxaaa soojeedinaya Axmed nuur daahiye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here