kooxaha Laabka iyo Fiiltare oo galabta ku hardamay garoonka Laqanayo ee Baladweyne

0
60

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Laabka iyo Fiiltare oo ka mid ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka heerka labaad ee Baladweyne ayaa galabta fooda isku daray garoonka kubadda cagta Laqanayo.

Ciyaartan ayaa waxaa daawanayay boqolaal shacab ah oo u badan dhalinyaro kala tageerayay labada kooxood.

Kooxda Laabka ayaa 2-1 uga badisay kooxda Fiiltare  iyadoo labada koxoood ay soo bandhigeen ciyaar xiiso badan.

Maalinta beri ah ayaa lagu wadaa inay wada ciyaaran kooxaha Xidigaha Baladweyne iyo Hilaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here