kooxaha Xidigaha iyo Hilaal oo galabta bareejo ku galay garoonka kubadda cagta Laqanayo ee Baladweyne

0
64

Baladweyne( Radio Beerlula)- Garoonka kubadda cagta Laqanayo ee magaalada Baladweyne ayaa galabta fooda isku daray kooxaha Xidigaha iyo Hilaal oo ka mid ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka heerka labaad ee Seera B-da.

Labada kooxood ayaa galay bareejo 2-2 ah iyagoo soo bandhigay ciyaar quruxbadan.

Boqolaal shacab ah oo u badan dhalinyaro ayaa maalin kasta u daawasha taga garoonka kubadda cagta Laqanayo ee magaalada Baladweyne si ay daawadan ciyaaraha ka socda garoonka.

Tartankan ayaa kaalin ka qaadanaya is dhaxgalka bulshada magaalada Baladweyne iyadoona ay ka qeyb galayaan 32 kooxood.

May be an image of 6 people, people standing, people playing sport and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and textMay be an image of 11 people and people standingMay be an image of 9 people and people standingMay be an image of 3 people, people sitting, people standing and outdoorsMay be an image of child, standing, sitting and outdoorsMay be an image of 6 people, child, people standing and grass

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here