Macallin Ole Gunnar Solskjaer oo Manchester United weydiistay in Shan ciyaaryahan oo waa weyn heshiisyadooda la kordhiyo

0
80
Manchester United's Norwegian manager Ole Gunnar Solskjaer gives a thumbs up at the end of the English Premier League football match between Manchester United and Everton at Old Trafford in Manchester, north west England, on December 15, 2019. (Photo by Oli SCARFF / AFP) / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or 'live' services. Online in-match use limited to 120 images. An additional 40 images may be used in extra time. No video emulation. Social media in-match use limited to 120 images. An additional 40 images may be used in extra time. No use in betting publications, games or single club/league/player publications. /

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa la soo warinayaa inuu Kooxdiisa Manchester United ku wargeliyey inay heshiisyo cusub ka saxiixaan shan ka mid ah xiddigaha waa weyn ee Naadiga.

Wargeyska The Sun ayaa warinaya in Ole Gunnar Solskjaer uu doonayo inuu heshiis cusub ku abaal-mariyo xiddigo bandhig cajiib ah la yimid kulammadii dhowaa ee Red Devils.

Ole Gunnar Solskjaer ayaa weydiistay Kooxda Manchester United in shan ciyaaryahan oo magacyadooda la shaaciyey uu doonayo in qandaraasyadooda la kordhiyo sida uu daabacay Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Ingiriiska.

Macallin Red Devils ayaa doonaya in heshiisyadooda ay ku joogaan garoonka Old Trafford la kordhiyo shanta ciyaaryahan ee kala ah Bruno Fernandes, Marcus Rashford, Luke Shaw, Harry Maguire iyo Paul Pogba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here