kooxaha Xulka afaraad iyo Xidigaha Jaayga oo galabta fooda isku daray garoonka Laqanayo ee Baladweyne

0
57

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Xulka afaraad iyo xidigaha Jaayga oo ka mid ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka heerka labaad ee Baladweyne ayaa galabta fooda isku daray garoonka kubadda cagta Laqanayo.

Ciyaartan ayaa waxaa daawanayay boqolaal shacab ah oo u badan dhalinyaro kala tageerayay labada kooxood.

Laba kooxood ayaa isla dhaafi wayay bareerjo 3-3 ah .

Maalinta beri ah ayaa lagu wadaa inay wada ciyaaran kooxaha kasaraani iyo Aflax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here