Horudhac: Arsenal vs Chelsea

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa caawa maqribnimada xilliga Geeska Afrika bilaaban doonta ciyaarta loo yaqaano North-west London Derby marka ay iska hor imaadaan Arsenal iyo Chelsea.

Gunners ayaa difaac uga jirta inay guuldarreysato ciyaartii labaad oo xiriir ah furitaanka horyaalka Premier League iyadoo guuldarro kala kulantay Brentford kulankii hore, halka ay Blues guul ku furatay horyaalka iyadoo soo garaacday Crystal Palace.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 06:30 Maqribnimo xilliga Geeska Afrika.

Garoonka: Emirates Stadium

Garsooraha: Paul Tierney (England)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here