Horudhac: Southampton vs Manchester United

0
415

Baladweyne (Radio Beerlula)-Naadiga Manchester United ayaa ciyaarteeda labaad ee horyaalka Premier League la ciyaareysa naadiga Southampton oo ay maanta marti u tahay.

Jadon Sancho ayaa la filayaa inuu ciyaartiisa ugu horreysa ugu soo bilawdo naadiga Red Devils isagoo baddel kusoo galay kulankii Leeds United.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 04:00 Galabnimo xilliga Geeska Afrika.

Garoonka: St. Mary’s Stadium

Garsooraha: Craig Pawson (England)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here