Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee UEFA oo la shaaciyey…

0
53

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa la soo gabagabeeyey goordhow, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixiyay abaal-marinno kala duwan, abaal-marintii ugu dmuhiimsan ee lagu bixiyey waxa ay ahayd abaal-marinta laacibka sanadka ugu fiican Yurub ama xiddiga sanadka ee UEFA.

Abaal-marinta laacibka sanadka ee ugu fiican Yurub waxaa ku guulaystay laacibka khadka dhexe kooxda Chelsea ee Jorginho kaasoo bandhig fiican ka sameeyyay kooxdiisa kulamadii ay ka ciyaareen tartanka Champions League.

Jorginho ayaa wuxuu abaal-marinta xiddiga sanadka ee UEFA ku garaaca xiddiga ay isku kooxda yihiin ee N’Golo Kanté iyo laacibka Manchester City ee Kevin de Bruyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here