Shaxda rasmiga ah oo ay ku soo geli doonaan Kooxaha Manchester City iyo Arsenal oo la shaaciyey

0
32

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Manchester City iyo Arsenal oo ku ballansan garoonka Etihad kulan qeyb ka ah horyaalka Premier League.

Arsenal ayaa wajahaysa halis ku aaddan inay guuldarreysato saddexda kulan ee ugu horreysa horyaalka, maadaama ay wajahayaan koox ka mid ah kuwa loo saadaalinayo hanashada Premier League.

Grealish & Jesus ayaa ku soo bilowday safka hore ee Man City, waxaana ay wajahayaan  Aubameyang iyo Odegaard oo hoggaaminaya safka Gunners.

Safka hore ee Man City: Walker, Gundogan, Cancelo, Laporte, Ederson, Grealish, Ruben Dias, Bernardo, Jesus, Rodri, Ferran Torres.

Keydka Man City: Fernandinho, Mahrez, Sterling, Ake, Stones, Zinchenko, Z. Steffen, C. Palmer, Doyle

Safka hore ee Arsenal: Aubameyang, Leno, Xhaka, Cedric, Kolasinac, Chambers, Tierney, Martin Odegaard, Holding, Smith Rowe, Saka.

Keydka Arsenal: Lacazette, M.Elneny, Mari, Maitland-Niles, Ramsdale, A. Lokonga, Martinelli, Nuno Tavares, A. Okonkwo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here