Tababare Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka bari ee Getafe

0
68

Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaciyay liiska 23-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn doono kulanka horyaalka La Liga ay bari ku soo dhaweyn doonaan naadiga Getafe garoonka Camp Nou.

Liiska xiddigaha uu magacaabay Ronald Koeman kulanka ay bari soo dhaweyn doonaan naadiga Getafe waxaa dhanka weerarka hoggaaminaya xiddigaha Memphis Depay iyo Martin Braithwaite.

Tababaraha reer Holland ee Ronald Koeman ayaa kulanka bari ay kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga kooxda Getafe wuxuu heli doonaa dhammaan xiddigihiisa muhiimka ah.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka Getafe oo ay bari ku soo dhaweyn doonaan garoonkooda Camp Nou.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here