Maamulka gobolka Hiiraan oo ku baaqay in lajoojiyo colaad kasoo cusboonaatay deeganka Kab-xanley

0
73

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda iyo garsoorka Hirshabeelle Cumar maxamed Hilowle iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshad gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo shir jiraa id ku qabtay magaalada Baladweyne ayaa si wada Jir ah ugu baaqay in la jooiyo colaad u dhexeeysa beelo walaala ah oo kasoo cusboonaatay deeganka Kabxanleey ee gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here