Hooyo soomaaliyeed oo Baladweyne ku heysata wiil xanuunsan oo lagaarsiiyay deeq lacageed.

0
77

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan lacageed oo gaareeysay 50$ isla markaana uu bixiyay Yaasiin maxamad oo ku nool dalka Mareykanka ayaa la gaarsiiyay hooyo Xaliimo Cali Xuurshoow oo Baladweyne ku heysata wiilkeeda oo la xanuunsan buro uga soo baxday caloosha .

Warbixintan waxaa inoo haya Axmad Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here