Munaasabad lagu xusayay maalinta maalinta akhris iyo qoraalka oo lagu qabtay Muqdisho

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Abuukar Xaaji, oo ay weheliyaan Agaasime Goboleedka Hay’add UNESCO, Sii hayaha safiirka Mareykanka ee Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa manta ka qeybgalay xaflad ka dhacday magaalada Muqdisho oo lagu maamuusaayay Xuska maalinta caalamiga ah ee akhriska  iyo qoraalka oo sanadkasta la xuso 8 bisha september.

Warbixintan waxaa inoo haya  Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here