Tababar xirfadooda sare loogu qaadayo iskaashatooyinka Beeraleyda oo lagu qabtay Jowhar.

0
38

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada beeraha iyo waraabka Hirshabeele ayaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ka daahfurtay Tababar xirfadooda sare loogu qaadayo iskaashatooyinka Beeraleyda gobolka shabeelaha dhaxe.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here