Wasaaradda dastuurka oo dhuusamareeb ka daah-furtay wadatashi ku saabsan dib u eegista dastuurka.

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)- Shirakan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arimaha dastuurka dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Wasaaradda dastuurka Galmudug ayaa ka furmay Magaalada Dhuusamareeb iyadoona shirkan uu socon doona mudo sadax maalmood ah, waxana s diirada lagu saari doonaa wacyigalinta dib-u-eegista dastuurka, gaar ahaan bandhiga baahinta iyo warbixinta dib u eegista dastuurka ee la uruuriyay intii u dhexeysay ( 2017-2020 )

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here