Inkabadan 95 arday oo wax ka baratay iskuulka Hormuud oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalinjibinayeen 95 arday oo bartay cilmiga Computerka ,Saxaafada,Caafimaadka guud,iyo Gar-gaarka deg-dega ah isla markaana ka baxay iskuulka Hormuud ayaa waxaa ka qeyb galay bahda waxbarashada culamaaudiin waalidiinta dhalay ardeyda qalinjibisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here