Qiimaha la iibiyo raashiinka suuqyada Baladweyne oo sara ukac laga dareemayo

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo halbowle u ah dhaqdhaqaaqa ganacsiga gobollada koonfurta iyo waqooyiga dalka ayaa xiligan sara u kac laga dareemaya qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee qutul daruuriga kadib markii ay gancsada saamaysay badda xiranka iyo cudurka fayris oo saamayan ku yeesha gancsiga

Warbixintan waxaa inoo haya Axmad Nuur Daahiye.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here