Shaqaalaha dowladda oo bilaabay inay qaatan talaalka Cudurka Karoona feyris.

0
42

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada caafimaadka XFS oo kaa shaneeysa wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada islamarkana garab ka heleysa gudiga shaqaalaha rayidka ah ee dowlada ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ka daah furtay olole looga hortagayo cudurka Karoona feyris islamarkana lagu talaalayo shaqaalaha dowladda si ay uga gaashantan COVID-19.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here