53 arday oo ka qalinjibiyay iskuulka Somali international oo munaasabad logu qabtay baladweyne.

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 50 arday oo baratay cilmiga caafimadka, fagaaro ka hadalka , Luuqda English-ka iyo Computer oo ka qalin jabisay iskuulka Somali internation ayaa munaasabad loogu qabtay Magaalada Baladweyne, waxana ka qeyb galay maamulka Iskuulka, waalidiin , macaliimiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiya Maxamed maxamuud.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here