Jaamacadda Plasma faraceeda magaalada Baladweyne oo deeq waxbarasho siisay 30 ardey.

0
111

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 168 ardey oo iska diwaangeliyay deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah oo ay soo bandhigtay Jamaacadda Plasma faraceeda Baladweyne ayaa maanta loo qabtay munaasabad qori tuur ah oo lagu kala saarayay maadaam jamaacadda ay qaadaneyso 30 ardey oo lacag la’aan wax ku baran doonta.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here