Munaasabad lagu daahfurayay dhismaha cisbitaal loogu talagalay in haweenka lagu daryeelka oo lagu qabtay magaalada Bar-bara

0
21

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Barbara ee ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu daahfurayay cisbitaalka laga dhisayo Tuulada Xabaala timaado ee Soomaaliland isla markaana loogu tala galay in lagu daryeelo dadka dhimirka la gaar ahaan haweenka waxaana munaasabada ka qeybgalay xubno kamid ah madaxda Somaliland waxgarad iyo marti sharafkale.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here