kulan looga hadlayay dardargelinta mashariicda horumarineed oo lagu qabtay Galkacyo.

0
54

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii loo dardargilin lahaa mashaariicda horumarineed ee kasocda magaalada waxaana kulanka kasoo qeybgalay maamulka dagmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here