Kulan looga hadlayay xaqiijinta qoondada haweenka oo lagu qabtay magaaalada Dhuusamareeb.

0
90

Baladweyne(Radio Beerlula)-Kulankan oo sida wadajir ah u soo qaban qaabiyeen gudiga u olaleenta xaqiijinta qoondada haweenka baqolkiiba sodon ee labada aqal baarlamaanka Soomaliya iyo wasaarada haweenka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada dhuusamareeb waxaana ka soo qeyb galay haween ka tirsan baarlamaanka Soomaliya iyo kan Galmudug, haweenka sannadkan doonaya inay ku biiran labada go lee baarlamanka iyo ururada u dooda xaquuqda haweenka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here