Wiil dhalinyaro ah oo ku nool Baladweyne oo layimid xirfad uu ku shaqeysto

0
82

Baladweyne(Radio Beerlula)-Cumar Cabdulahi Cadow waa nin dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Baladweyne waana xirfadle kushaqeysata xirxirida jiifafka cusub ee laga keenay dalka dibadiisa sharaaxada guryaha iyo dukaamanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here