Agab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka Magaalada Qardho.

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhaqalaaha lagu iibiyay labadan mashiin ee lagarsiyay isbitaalka guud ee magaalada Qardho ayaa waxaa isaka soo ururiyay qurba joogta ku nool dalka dibadaadisa si shaqada is bitaalka adeegyadiisa loo hormariyo.

Warbixintan waxaa inoo haya cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here