kooxda Liverpool ah oo si xiiso leh kaga hadlay awooda ciyaareed ee Romelu Lukaku

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-Halyeeyga kooxda Liverpool ee Graeme Souness ayaa falanqeeyay qaab ciyaareedka Romelu Lukaku kaddib markii uu kaga caawiyay Chelsea inay ku garaacaan naadiga Aston Villa garoonka Stamford Bridge.

Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge guul kaga gaartay kooxda Aston Villa, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada isbuuca afaraad horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan, xilli Lukaku uu dhaliyay 2 gool.

Weeraryahanka reer Belgium ayaa ku soo laabtay kooxda reer London kaddib codsi ka yimid tababaraha reer Jarmal ee Thomas Tuchel, waxaana ammaanay qaab ciyaareedkiisa falanqeeyaha Sky Sport iyo xiddigii hore ee Liverpool ee Graeme Souness.

Haddaba Graeme Souness oo ka hadlayay qaab ciyaareedka weeraryahanka kooxda Chelsea ee Romelu Lukaku, ayaa wuxuu yiri:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here