Tababar kor loogu qaadayay aqoonta iyo xirfadda garsoorayaasha oo lagu qabtay Dhuusa-mareeb

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 37 ruux oo iskugu jira garsoorayaal iyo macalimiin kubadda cagta islamarkana laga soo kala xulay degmooyinka Galmudug ayaa tababar uga furmay magaalada Dhuusamareeb, waxana tababarkan soo qaban qaabiyay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here