Xiriirka kubada cagta gobolka Hiiraan oo ku baaqay in laga qeybqaato dhismaha Garoonka laqanyo.

0
60

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddiga xiriirka kubadda cagta gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne oo kaashanaya dhalinyaro qurbo joog ah ayaa dadaal ugu jira sidii loo dhigi lahaa roog macmal ah islamarkana dib u dayactir loogu sameyn lahaa qeybaha Kala duwan ee garoonka kubadda cagta Laqanayo oo xiligan uu ka muuqdo burbur.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here