Agaasinka wasaaradda Bey’ada iyo horumarinta reer miyiga Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan oo wada qorshe looga hortagayo sameynta ka dhalata bacaha.

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Isku duwaha wasaarada bey’ada iyo horumarinta reer miyiga maamulka Hirshabeele ee gobolka Hiiraan Cabdiwali Xasan Cilmi ayaa Radio Beerlula u sheegay in bacaha lagu daadiyo goobaha qashinka iyo magaalada dhaxdeeda ay dhibaato ku heyso xoolaha lagu dhaqdo maagalada Baladweyne kuwasoo marka ay cunan kala kulma sameyn dhanka caafimaadka islamarkana mararka Qaar ay u geeriyoodan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here