Maamulka magaalada Feer-feer ee gobolka Hiiraan oo lagu wareejiyay deeq loogu tala galay barakacayaasha magaaladaasi

0
53

Baladweyne (Radio Beerlula)- Madax ka socotay Hay’adda CESVI ee deeganada Hirshabelle ayaa ku wareejiyay maamulka magaalada Feer-feer ee gobolka Hiiraan deeq ka kooban bustooyin ,Maacuuun iyo markaneecooyin loogu tala galay in loo qeybiyo Inkabadan 100 Qoys oo Barakacayaal ah isla markaana ku nool magaaladaasi.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here