Ololaha talaalka cudurka Dabeysha oo laga daah-furay magaaladda Berbera

0
42

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saxiil ayaa laga daah furay olole lagu ciribtirayo cudurka dabeysha iyadoo talaalkan loogu tala galay inay qaatan 33 kun oo caruur ah kuwaasi oo ku nool dhamaan gobolka saaxil ee Somaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinayaCumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here