Liiska xiddigaha Kooxda Bayern Munich uga qeyb-galaya kulanka caawa ee Barcelona oo la shaaciyey

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Bayern Munich uga qeyb galaya kulanka caawa ee Champions League.

Kooxda reer Jarmal oo goordhow u duushay Magaalada Barcelona ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka  ay garoonka Camp Nou ku booqanayaan Barcelona.

Liiska Bayern Munich waxaa hoggaaminaya Lewy, Muller iyo Sarr.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Bayern Munich u

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here