Liiska xiddigaha Kooxda Manchester United uga qeyb-galaya kulanka caawa ee Champions League oo la shaaciyey

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa magacaabay 22 ciyaaryahan oo kaliya oo uu ula safrayo Waddanka Switzerland, halkaasoo ay kula soo ciyaarayaan caawa Naadiga Young Boys, waxaana hoggaaminaya Cristiano Ronaldo.

Xiddigaha Manchester United waxaan lagu soo darin oo laga reebay Weeraryahanka reer Uruguay ee Edinson Cavani oo markii horeba seegay kulankii Sabtidii ee Newcastle United.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Manchester United uga qeyb-gaya kulanka Champions League:-

De Gea, Heaton, Kovar; Bailly, Dalot, Lindelof, Maguire, Shaw, Varane, Wan-Bissaka; Fernandes, Fred, Lingard, Mata, Matic, Pogba, Sancho, Van de Beek; Elanga, Greenwood, Martial, Ronaldo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here