Mid kamid ah dhalinyarada Baladweyne oo abuurtay xirfad noloshiisa uu ku mareeya.

0
70

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gaarigan oo ah mid loogu tala galay in dadka lagu baro darawalnimada ayaa waxaa ku shaqeeysta sakiriye Xasan Cabdi isagoo dadka ku bara lacag cayiman maalinkii ama Saacadii.

Goobaha ay ku badanyihiin dadka ayuu dhigtaa gaarigan oo ka badalan gaadiidka kale kalar ahaan si ay dadka daneeya barashada xirfada darawalnimada u helaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here