Ololaha talaalka Johnson ee ka hortaga cudurka Covid-19 oo laga daah furay magaalada Garoowe.

0
39

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dowladd goboleedka Puntland ayaa magaalada Garoowe ka daah-furay talaalka Johnson ee ka hortaga cudurka Covid-19 si loo yareeyo khatarta cudurkan iyadoo si isku mid ah looga daahfuray talaalkan 63 goobood oo kamid ah deegaanada Puntland .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here