Tababar lagu baranayo ka warramidda kiisaska la xiriira xad gudubyada haweenka oo kafurmay Garowe.

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garowe  ee xarunta maamulka Puntland ayaa lagu qabtay  Tababar lagu baranayo ka waramida kiisaska la xiriira xadgudubyada haweenka iyadoona tababarkan ay ka qeyb galayaan qaar kamid ah wariyasha ka howlgala deeganada Puntland.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here