Bayern Munich, Chelsea, Juventus oo guulo gaaray

0
24

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bayern Munich ayaa guul ka soo heshay kooxda Barcelona oo ay ku booqatay garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-3, ciyaartooda koowaad guruubka E ee tartanka Champions League.

Dhianca kale kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ka gaartay guul dirqi ah kooxda Zenit St. Petersburg, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, waxaana goolka qura ay ku adkaatay u dhaliyay weeraryahankooda Romelu Lukaku oo caawin ka helay saaxiibkiis Cesar Azpilicueta.

GROUP E

Barcelona 0 – 3 Bayern Munich

Dynamo Kyiv 0 – 0 Benfica

GROUP F

Young Boys 2 – 1 Manchester United

Villarreal 2 – 2 Atalanta

GROUP G

Sevilla 1 – 1 FC Salzburg

Lille 0 – 0 Wolfsburg

GROUP H

Chelsea 1 – 0 Zenit St. Petersburg

Malmoe FF 0 – 3 Juventus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here