Dhallinyaro fursado shaqo ka helay dowlada hoose ee Baladweyne

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin oo u warantay idaacada Beerlula ayaa sheegtay in ku dhawaad 20 dhalinyaro ah oo iskugu jiro rag iyo dumar ay shaqo abuur uga sameysay dowlada Hoose ee Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here