Hordhac: Inter Milan Vs Real Madrid

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Inter Milan ayaa marti galin doonta Real Madrid kulan adag oo ka tirsan wareega Group-yada champions League kana dhici doona aroonka San Siro.

Kooxda Real Madrid ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay guul ku bilowdaan tartanka champions League iyaga oo doonaya in ay garaacaan Inter Milan.

Dhanka kale Inter Milan oo wareega Group-yada kaga hadhay champions League xilli ciyaareedkii hore ayaa doonaysa in ay arintaas iska ilaaliso mar kale in ay ku dhacdo xilli ciyaareedkan.

Kulanka Inter Milan Vs Real Madrid

Wakhtiga: 10:00

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here