Hordhac: Liverpool Vs Ac Milan:

0
41

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Liverpool ayaa Anfield ku marti galin doonta kooxda Ac Milan kulan adag oo si weyn loo sugayo kana tirsan wareega Group-yada champions League.

Liverpool ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya in ay guul ku bilowdaan xilli ciyaareedka champions league Maadama ay garoonkooda ku bilaaban doonto xilli ciyaareedka.

Dhanka kale Ac Milan ayaa dhankooda doonaya in ay guul ku bilowdaan tartanka xilli ciyaareedkan iyaga oo doonaya in ay Liverpool ku garaacaan garoonkooda.

Kulanka: Liverpool Vs Ac Milan

Tartanka: Champions league

Wakhtiga: 10:00

Garoonka: Anfield

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here