Kulan looga hadlayay xaqiijinta qoondada Haweenka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
41

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda haweenka Galmudug ayaa magaalada Dhuusa mareeb ku qabatay kulankan oo ku saabsana xoojinta qoondada siyaasadda haweenka ee 30% ee odayaasha dhaqanka si haweenka ay awood buuxda ugu yeeshaan ka qeeybgalka siyaasada waxaana ka qeybgalay kulanka odayaasha dhaqanka waxgarad iyo qaar kamid ah haweenka magaaladaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmad Nuur Daahiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here